Arday dhameeysatay qur’aanka oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
76

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen inkabadan 500 arday oo dhammeysatay Qur’aanka kariimka iyo kutubta shareecada islaamka islamaarkaana ka aflaxay mu’assasada Daaru Iimaan.

Munaasabad ayaa waxa ka qayb galay maamulka mu’assasada , Macalimiin, Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.