Arday dhameeystay dugsiga sare oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 665 arday oo dhameysay fasalka 12 kana aflaxay mu ,aasada imaamu shaafici.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa goob joog ahaa Maamulka mu ,aasada Aqoonyahanno, Bahda Waxbarashada,Waalidiin iyo martisharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here