Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen Arday dhameeysatay barashada kitaabada diiniga sida fiqiga iyo siirada Nabigeena Muxumed ( NNKH ) islamarkaana ka aflaxday masjidka Al-waxyeyn ee magaalada Hargeeysa.
Munaasabadda waxa kaso qayb galay maamulka magaalada, bahda waxbarashada waalidiin macalimiin , Arday iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daajor Waameey.