Arday dhameysatay dugsiga dhexe oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
161

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Beladweyn ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 9 Arday oo dhameysatay fasalka 8 ee iskuulka Nuurul-Hidaya ee Magalada Baladweyne.

waxa ka qeyb galay munaasabada mamulka iskuulka , bahda waxbarashada ,  waalidiin , dhaqatiir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.