Arday dhameysatay Dugsiga Hoose oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Xaaji Qeeyr ee gobolka Nugaal

0
266

Baladweyne(Radio Beerlula)-Munaasabadan oo lagu sagootinayay Arday dhameysatay Dugsiga Hoose Dhexe Xaaji Khayr ee deegaanka xaaji qeeyr ee gobolka Nugaal.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka deeganka bahda waxbarashada waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.