Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasaddan oo eheed mid lagu dhiiri gelinayay arday dhameysay dugsiga sare Magaalada Oodweyne ee Somalind ayaa lagu qabtay magaaladaasi
Waxaa ka qeyb galay Maamulka Gobolka Daadmareer iyo kan degmada Oodweyne bahda waxbarshada iyo marti sharaf kale
Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.