Arday dhameysatay Fasalka 8 aad oo munaasabad loogu qabtay magaalada Burtiinle

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee gobalka togdher ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 26 Arday oo dhameysatay fasalka 8 ee iskuulka Agoomaha ee sheekh saayid ee magalada Burco.

Waxa ka soo qayb galay munaasabada mamulka iskuulka bahda waxbarashada waalidiin masuuliyiin kasocod wasaaradda waxbarshada soomaalind iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud