Arday dhameysatay Jaamacadda Sanaag oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
136

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad  ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday Jaamacada Sanaaag islamarkaana ka baxay kuliyadaha kale duwan ee Jaamacada.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Jamaacada Sanaag , Bahda waxabarashada , waalidiinta ,  ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.