Baladweyne ( Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalkeena Soomaaliya ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen arday dhammeysay waxbarashada heerka labaad ee jaamacadda (Master Degree) islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda Horseed
Munaasabada lagu maamusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Jaamacadda Horseed, Culimo u diin, Macallimiin , Arday iyo qaybaha Kale ee bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


