Arday dhameysay barashada Caafimaadka oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
30

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen 200 oo arday oo dhameeysatay Barashada Culuumta caafimaadka islamarkana ka aflaxday Machadka Barashada Culuumta caafimaadka Burco.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland,hogaanka machadka,Bahda waxbarashada,walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here