Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 140 arday oo dhameeysey heerarka kaladuwan ee jamaacada islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda Ganaany ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Baydhabo
Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacada,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


