Arday dhameysay kuliyadda tababarka Macalimiinta oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
145

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabada aay kuqalin jabinayeen 106 Arday oo dhameysay Kuliyada tababarka Macalimiinta kuwaasi oo dhamaantooda ahaa gabdho

waxa kasoo qeyb galay munaasabada qalin jabinta Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Somaliland Maxamed Cali Oow-cabdi maamulka Kuliyada waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here