Arday dhameysay qeybta barbaarinta caruurta ee iskuulka Al-daareyn oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa.

0
200

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay kuqalinjabinayeen Arday ka baxday qaybta caruurta ee barbaarinta iskuulka Al-daareyn ee magaalada Hargeysa kuwaas oo la baray

Ardaydan ayaa la baray casharo la xiriira diinta islaamka ,kala danbeynta ilaalinta nadaafadda iyo hab dhaqanka wanaagsan.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.