Arday dhameysay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Hargeeysa.

0
71

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Arday dhameysatay qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay Madarasada Al Huda.

Munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka Madarasada , macalimiin waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.