arday dhameystay quraanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay magaalada Burco

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameeystay Qur’aanka kariimka hingaada iyo fasalka sideedaad kana aflaxda Dugsiyada Almishkaat ayaa lagu qabtay magaalada Burco.

Waxaa ka qeybgalay Maamulka dugsiga, Macalimiin, Waalidiin,Ardayda qalinjabisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here