Arday furado waxbarasho lacag la’aan ah ka heshay Jaamacadda Hiiraan ee Baladweyne

0
114

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Inkabadan 30 arday ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ka helay Jaamacadda hiiraan Baladweyne ee sanad dugsiyeedkaan 2025-2026.

Ardaydaan ayaa waxa ay ku biiri doonaan Kulliyadaha ay bixiso Jaamacadda sida Caafimaadka, Waxbarashada, Tiknoolajiyada iyo Culuumta kale ee Jaamacadda.

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here