Arday fursado waxbarasho ka heshay iskuulka Al-khadaab ee Baladweyne

0
141
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 32 arday oo iskugu jira agoon iyo danyar ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay iskuulka Al-khdaab ee Baladweyne.

Ardeydan ayaa dhigta fsalada hoose dhaxe iyo sare iyadoo si lasiman kuwa lacagta bixiya wax loo baro.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here