arday fursado waxbarasho lacag la aan ah ka helay iskuulka Al-imaan ee Baladweyne

0
130
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Iskuulka al imaan ee magaalada baladweyne ayaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah siiyay ardayda iskugu jiro danyar iyo agoon

Ardaydan ayaa awoodi wayay qarashaadka waxbarashada iyagoo baahi badan u qabay goob ay wax ka bartaan

waxa soo jeedineysa Xaawo luul Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here