Arday fursado waxbarasho lacag la’aan ah ka heshay iskuulka Banaadir ee Baladweyne

0
93
Child hand is using pencil to practice writing on a book.

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 40 Arday iskugu jirto danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo bilaash ah ka helay iskuulka Banaadir ee magaalada Baladweyne

Ardayda ayaa awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka waxbarshada kuwaas ka soo jeedo qoysas danyar ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here