Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 50 arday oo iskugu jirta danyar agoon ayaa fursadi waxbarasho oo lacag la la,aan ah kahelay iskuulada Al-Imra ee Baladweyne.
Ardeydan ayaa wax loo baraa sida kuwa bixiya lacagaha bilaha iyadoona inta badan laga soo xulay afarta xaafadood ee magaalada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.