Wararka Arday iskugu jirta danyar iyo agoon oo fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Tusmo ee Baladweyne. By admin - January 15, 2023 0 335 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 15 Arday oo iskugu jirta danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka tusmo ee magaalada Baladweyne. Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen. http://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2023/01/war-bay-xaawa-baladweyne-.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X