Arday ka aflaxday iskuulka Hormuud oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-inkabada 127 arday oo dhameeysey Xirfadaha kala ah Cafimadka Saxaafada Computer Cilaan saarka Ayaa Xaflad qalinjibin ah Loogu qabtay magalada Baladweyne ardadan ayaa Ka’aflaxday Macadka Hormuud iskuul

waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Machadka,waalidiin bahda waxbarashada iyo bulshada qeybahooda kala duwan

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here