Arday ka baxday Akademiyadda Iimaan oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munsabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay dusgiga hoose dhexe iyo quraanka kariimka  kana aflaxay Akadeemiyada Iimaan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho

 

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo  marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here