Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen 780 arday oo dhameeysay heerka kobaad ee Waxbarashada islamarkana ka aflaxday Jaamacadda simad ee Muqdisho.
Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay hogaanka Jaamacadda simad,masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir,bahda waxbarashada,walidiinta ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.