Arday ka baxday iskuulka Al-huda oo munaasabad loogu qabtay Boorama

0
43

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boorama ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday dhammeysatay kutubta shareecada iyo Luqada Carabiga islamaarkaana ka aflaxay Machadka Al Huda.

Munaasabad ayaa waxa ka qayb galay maamulka Machadka,Macalimiin , Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi