Arday ka baxday jaamacad ku taalla Somaliland oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabadan oo ay ku qalinjibinayeen ardayda Dufcaddii 7aad ee waxkabaratay Jaamacadda Frantz fanon oo kamid ah jaamacadaha ku yaalla Hargeysa

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Jaamacadda, waalidiin iyo xubno kamid ah maamulka Somaliland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim