Arday ka baxday Jaamacadda Admis oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
125

Baladwayne ( Radio Beerlula )- Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday jaamacadda Admas islamarkaane ka baxay kuliyadaha kale duwan ee Jaamacadda.

Waxa ka qeyb galay munaasabadda maamulka Jamaacadda sanaag Bahda waxabarashada waalidiinta ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedineysa Sacdiya Maxamed Maxamuud.