Arday ka baxday Jaamacadda Admis oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinaayeen Arday ka baxday Jaamacadda Admas ee magaalada Hargeysa.

Munaasabad ayaa waxaa ka qayb galay maamulka Jaamacadda Mas’uuliyiin tirsan maamulka Somaliland macalimiin waalidiin Ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud