Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa magaalada Laascaanood uga qeyb galay xaflad ay ku qalinjabiyeen ku dhawaad 200 oo arday oo ka baxday jaamacadda Goles
Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Jaamacadda,waxgarad,bahda waxbarashada iyo masuuliyiiin kale
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi


