Arday ka baxday Jaamacadda Golis oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa.

0
55

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinaayeen inkabadan 1,464 oo arday islamarkaana ka Aflaxay Jaamacadda Golis ee magaalada Hargeysa.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qayb galay maamulka Jaamacadda Mas’uuliyiin tirsan maamulka Somaliland macalimiin waalidiin Ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.

Warbaxinta waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.