Arday ka baxday Jaamacadda Golis oo munaasabad loogu qabtay magaalada Laascaanood

0
400

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada laascaanood ee gobalka sool ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinaayeen inkabadan 200 oo arday kuwaasi oo baratay kuliyadaha kala duwan ee ka baxo Jaamacadda islamarkaana ka Aflaxay Jaamacadda Golis ee Gobolka Sool.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qayb galay maamulka Jaamacadda Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka SSC Khaatumo macalimiin waalidiin Ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud