Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Gabileey ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday Jaamacada Tima-Cade islamarkaan ka baxay kulLiyadaha kale duwan ee Jaamacada.
Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Jamaacada tima-Cade , Bahda waxabarashada , Waalidiin , Ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.
Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.