arday ka baxday macadka Sunna oo munaasabad loogu qabtay Berbera

0
94

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada BerBera ayaa lagu qabtay munaasabadd aay ku qalinjibinayeen arday ka baxday Machadka Suna kuwaasi oo bartay shareecada islaamka

waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Machadka ,mas’uuliyiinta degmada BerBera waalidiin bahda waxbarashada iyo bulshada qeybahooda kala duwan.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here