Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Xarfo ee Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalinjibinayeen in kabadan 45 arday oo dhameystay maadooyinka fasalka sideedaad iyo qur,aanka kariimka waxa ayna ka afalxeen madrasada daaruculuum ee degmada Xarfo
Waxaa madasha goobjoog ahaa bahda waxbarashada waalidiin iyo marti sharaf kale .
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.
Audio Player