Arday ka baxday machadka Sheekh Saahid oo munaasabad loogu qabtay deegaanka Qalimow

0
21

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinyeen Arday dhameysay Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Sheekh Saahid ayaa lagu qabtay deegaanka Qalimow.

 

waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka, Waalidiin, Bahda waxbarashada, Dhallinyaro iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here