Arday ka qalin jabisay dugsiga dhexe ee Buundo weyn oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
144

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Buundo-weeyn ayaa maanta magaalada Baladweyne ku qabtay munaasabad abaalmarino iyo shahaadooyiin lagu gudoonsiinayay Ardaydii ka baxday Dugsiga Dhexe ee sanad Dugsiyeedka 2023-2024.

Munaasabadda lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka Dugsiga,Macallimiin , Waaliidn iyo ardayda wax kabarato Iskuulka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here