Arday ka qalin jabisay dugsiga dhexe oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabaddan oo ay ku qalin jabinayeen arday dhameeysatay fasalka 8-aad iyo arday baratay Maadooyinka Fagaaro ka hadalka iyo Caafimadka islamarkaana ka aflaxday Dugsiga hoose dhexe ee Albukhaari   ayaa lagu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Albukhari , Bahda waxabarashada, waalidiin , ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.