Arday ka qalin jabisay iskuulka Al-imra oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen in kabadan 130 Arday oo dhameeyay maadooyinka Caafimaadka English iyo Computer kana aflaxay iskuulka Al Imra ee magaalada Baladweyne.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka iskuulka ,Waalidiin, Macallimiin, ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here