Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Golis oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday dhammeysatay Kuuliyadda shareecadda islamarkaana ka aflaxay jaamacada Golis.

Munaasabad ayaa waxa ka qayb galay maamulka jaamacada Golis, Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi