Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Green Hope oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ku qalinjibinayeen arday ka aflaxday Jaamacadda Green Hope faraceeda magaalada Muqdisho.

Munaasabada waxaa goobjoog ahaa wasiiro xildhibaano aqoonyahano maamulka sare ee Jaamacada iyo waalidiin.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here