Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya oo munaasabad loogu qabtay Baydhabo

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabada 100 arday oo dhameeysey heerarka kaladuwan ee jamaacada islamarkaana ka aflaxday Jaamacada koonfurta soomaliya ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Baydhabo

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Jaamacada,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here