Arday ka qalin jabisay jaamacadda NILE oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho.

0
77

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday dhammeysatay waxbarashad heerka koowaad ee jaamacadda NILE kuwaasi oo bartay kuliyadaha kala duwan ee bixiso jaamacada

munaasabada ayaa waxa ka qayb galay maamulka jaamacada , Mas’uuliyiin katirsan dowladda Waalidiin, iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi.