Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 100 arday oo dhameeysey qur’aanka kariimka, shareecada, iyo farbarashada islamarkaana ka aflaxday Machadka Cusmaan Binu Cafaan ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Machadka ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.
waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi


