Baledweyne ( Radio Beerlula )-Munsabad ay ku qalin jabinyeen arday dhameystay dugsiga hoose iyo dhexe kana aflaxay dugsiga hoose/dhexe ee Future Academy ayaa lagu qabtay magalaada Jigjiga ee maamulka dowalad deegaanka itoobiya
Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka dugsiga walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale
waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


