Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Inkabadan 150 arday oo dhameeysatay kuliyadaha kalkalisonimada, Computer-ka iyo Shareecada kana aflaxay Jamacada Plasma qeybta magaalada Baladweyne.
Waxana ka qeybgalay maamulka Jaamacadda, Waalidiin,Macallimiin,qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Ardayda Munaasabadan loo qabtay.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


