Arday ka qalinjibisay Iskuulka Abu Hureyra oo munaasabad loogu qabtay Garoowe

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 88 arday oo ka baxday Dugsiga Dhexe islamarkaana ka aflaxday Dugsiga Hoose Dhexe sare ee Abuu Hureeyra.

Munaasabadan lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Dugsiga, Waalidiin,Macalimiin, Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada

Warkan waxaa  inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here