Arday ka qalinjibisday Mu’asasada Shucbah oo xaflad loogu qabtay Muqdisho

0
111

Baladweyne ( Radio Beerlula )-inkabada 150 arday oo dhameeysey Qur’aanka Kariimka islamarkaana ka aflaxday Machadka Al-imamu Shucbah ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Muqdisho.

waxa ka qeybgalay munaasabadda maamulka Machadka,waalidiin bahda waxbarashada iyo bulshada qeybahooda kala duwan.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here