Arday Kaalimaha hore ka gashay imtixaanka oo Abaalmarino lagu gudoonsiiyay siiyay Hargeeysa.

0
56

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iskuulka simaam ayaa magaalada Hargeeysa ku qabtay munaasabad Abaalmarino lagu gudoonsiinayay ardayda kaalmaha hore ka gashay imtixaanka sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Munaasabadda oo ka qabsoontay gudaha iskuulka simaam ee Hargeeysa ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka dugsiga,macalimiin, masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashadda soomalilnad,walidiin iyo ardayda iskuulka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.