Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo abaallmarino lagu gudoonsiinayay ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaankii sanad dugsiyeedka 2024-2025 kuwaasi oo wax ka barta Dugsigga Hoose/dhexe Iyo xanaanada Caruurta ee Rihaab
Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka iskuulka,waalidiin,bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


