Arday kaalmaha hore ka galay imtixaanka dhexe oo munaasabad loogu qabtay Boosaaso.

0
60

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Arday kaalmaha hore ka gashay imtixaanka iskuulka Hoose Dhexe sare ee Imaamu Shaafici ayaa magaalada Boosaaso loogu qabtay munaasabad lagu gudoonsiinayay abaalmarino.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Iskuulka, Bahda Waxbarashada, Waalidiin, Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.